Suuqle Suuqle
Ku Iibi Suuqle

Furo Dukaankaaga Casriga ah.
Gaadh Macaamiil Cusub.

Suuqle waa suuqaaga online-ka ah ee la isku halayn karo. Maamul alaabtaada, la soco iibkaaga, oo lacagtaada toos u qaado adigoon cidna u dhex marin.

✦ Bilaash ah in la billaabo · ✦ Lacag ma qaadanno heerka koowaad · ✦ Fudud oo degdeg ah

Maxay Suuqle kuu soo bandhigaysaa?

Dhammaan waxa aad u baahan tahay si aad u maamushid dukaankaaga — hal meel.

Maamul Dhamaystiran

Hal dashboard oo aad kala socon karto alaabta (inventory), dalabaadka (orders), kharashka, daymaha, iyo xataa xisaabinta Sakada. Uma baahnid buugaag iyo xisaab is-dhex-yaacsan.

Lacagtaada Toos U Qaado

Suuqle lacagtaada ma haynayo. Macaamiishu waxay toos kuugu soo dirayaan Bank transfer, eBirr, CoopayEbirr, ama Kaafi. Adiga ayaa indhahaaga ku arkaya rasiidhka (receipt) oona xaqiijinaya dalabka.

Dukaan Kuu Gaar Ah

Dukaankaagu wuxuu yeelanayaa muuqaal qurxoon, logo, banner, iyo QR code kuu gaar ah oo aad daabacan karto si aad macaamiisha dukaankaaga caadiga ah ugu soo jiido online-ka.

Diyaar ma tahay inaad bilowdo?

Samee dukaankaaga dhawr daqiiqo gudahood. Bilaash, degdeg, oo fudud.

Is-diiwaangeli oo Furo Dukaankaaga

Ma jiraan khidmad lacag ah. Bilaash ayaad ku bilowda.